Som Digital waxaa ku baran doontaa, sida looga shaqeesto online-ka welipa si bilaash/lacag la'aan, ah taas oo nagu qasabtay markaan araganay baahiyaadka dhalinyarada u qabaan inay gaaran XORNIMO DHAQAALE.